Macmiil, Kusoo dhawoow Bogga Saamiyadda Somtel Somaliland ?
Shirkadda Somtel ee hormuudka is gaadhsiinta iyo tignoolijiyada casriga ah, oo macamiisheeda siisa adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin: ku hadal, Internet, eDahab iyo adeegyo kale oo kuu sahlaya in aad Somtel isticmaasho mar kasta, meel kasta iyo si kasta. Maamulka sare iyo shaqaalaha Somtel waxaa ay kuugu bushaaraynayaan in la furay IIBINTA SAAMIYADA SOMTEL SOMALILAND – Maadaama oo ay muhiim tahay in faa’iidada iyo wax ku kordhinta shirkadda lala wadaago bulshada qaybaheeda kala duwan.
Shuruuddaha Saamiyadda Somtel Somaliland ?
- Somtel Somaliland Waxay ka mid tahay Shirkadaha Dahabshiil Group, Waxayna Shirkaddu Saami ka bixinaysaa Somtel Somaliland
- Saamiga ugu yar ee laga iibsan karo Somtel Somaliland Waa 20 oo halkii saami uu qiimihiisu yahay $120 una dhiganta $2400..
- Saamiga ugu badan ee laga iibsan karo Somtel Somaliland Waa 1000 Saami oo u dhiganta $120,000.
- Saami iibsadaha waxaa loo diwangelinayaa oo u shaqanaya saami kasta $100 (per share)
- Saami kasta waxaa raacaya khidmad dhan $20
- Xisaab xidhka shirkaddu waxuu noqonayaa sanadle Jan ilaa 31 Dec.
- Lacagaha Saamiyada Waxaa lagu shubayaa akoondda DahashiilDahabshiil Bank: 102113398 Dahabshiil: HRGD77331 eDahab. 97777
- Saami iibsashada waxaa laga doonayaa aqoonsi sida(Passport, Licence Baabuur, ID-Aqoonsi, dhalasho, Laba swir passport & Inuu buxiyo Formka xogta shaqsiga iyo qofka dhaxalkiisa leh)
- Saamilyada Shirkadda Somtel Somaliland waxaa lala socodsinayaa wixii macluumad ah ee ku saabsan shirkadda waqtiga ku haboon.
Macmiil Noqo Mulkiile, oo Soo buuxi Form-kan si laguula soo Xidhiidho..!
+252 65 6000000
Mulkiile, waxaaa laga yabaa in aad is waydiinayso Su’aalo badan oo aad ka dhex heli karto jawaabahoodda Macluumaadka
aanu kula wadaagayno ?
Halkii Saami qiimihiisu waa $100, Saami kasta waxaa raacaya khidmad dhan $20.
May, haddii aad saxeexdo heshiiska Maalgashiga, shirkadda kuma lihid wax khidmad ah – waxaad ku leedahay kharashaadka saamiga ee rasmiga ah.
- Hadii aad bixisay lacagta March ilaa June – waxay ku hawl galaysaa 1da July 2021
- Haddii aad bixisay lacagta July – Sept. – waxay ku hawl galaysaa 1da October 2021
Haa, saamigaaga qof kale waad ka iibin kartaa – lakiin waa in aad shirkada soo ogaysiiso 30 cisho ka hor, marka aad iibanayso ama wareejinaysay saamigaaga.
Haa, maalgashigaaga waad la bixi kartaa 12 bilood gudahood, oo ka bilaabmaysa 30 cisho ka dib maalinta aad soo gudbiso codsigaaga.
May, saamiga aad hadda iibsanaya waa suuqa SOMTEL SOMALILAND oo qudha. Balse qofkii doonaya in uu saami ka iibsado faracyada kale ee shirkada waa ay u furan tahay.
taasi waxaa ay ku xidhan dakhliga guud ee shirkadu ay samayso sanadkaa lagu hawlgeliyo lacagta aad ku darsatay shirkadda.
Waxaa la qaybinayaa dhamaadka sanadka – ay ku shaqaysay lacagta aad maalgashatay. Xisaab xidhka shirkaddu waxuu noqonayaa sanadle January ilaa 31ka December. Faaidada waxaa la iclaaminayaa bisha February 2021 sannad kasta.
Xafiiska Saamiyada Shirkada Somtel ayaa ku sheegaya – waqtiga rasmiga ah ee maalgashigaaga laguu hawlgeliyay.
Saami iibsashada waxaa laga doonayaa aqoonsi sida
- Passport
- Licence Baabuur
- ID-Aqoonsi
- dhalasho
- Laba sawir passport
- Inuu buuxiyo Formka xogta shaqsiga iyo qofka dhaxalkiisa leh.
Lacagaha Saamiyada Waxaa lagu shubayaa akoondda:
- Dahashiil Dahabshiil Bank: 102113398
- Dahabshiil: HRGD77331
- eDahab. 97777